Warbixin Ku Saabsan Faa’iidada ay waxbarashadu u leedahay Haweenka.

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxbarashadu waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin, Umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah sidoo kale waxaynu ognahay in dunida maanta ay u qaybsan tahay labo qaybood waana dunida hormartay iyo dunida soo koreysa, sidaasi ayay waxbarashada ay ugu kala duwan yihiin wadanba wadanka kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here