Tirada Ardeyda barta culuumta Caafimaadka ee magaalada Baydhabo oo korortay.

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada Soomaliyeed Badankoodii Sanadihii Hore Waxey ahaayeen Kuwa Caafimaad u Doonta Dalal Kale Maadama aan Gudaha Dalka Ku Badneyn Xaruumo Caafimaad Iyo Dhaqaatiirba Balse Tan Iyo Burburkii Dowladii Dhaxe Ee Soomaaliya Waxaa Gobolada Dalka Soomaaliya Ku Soo Badanaayay Ardey Barta Cilmiga Caafimaadka Qeybihiisa Kala Duwan Iskuula Lagu Barta Cilmiga Caafimaadka Iyo Xaruumo Caafimaad Oo Gaar Loo Leeyahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here