Tababbar ku saabsan fahamka qorshaha qaran ee haweenka oo laga Daah-furay Muqdisho.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliyaa ayaa laga daahfuray Tababarkan oo ku saabsan fahanka Qarshaha Qaran ee Haweenka Nabada iyo Amniga.

Tababarkan oo socon doono mudo sadax cisho ah ayaa waxaa ka soo qeeyb galay haween ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir culimo iyo xubno ka socday ururada bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here