Maamulka Magaalada Baydhabo oo bulshada ka codsaday inay kala shaqeeyaan Bilicda Degmada.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili Mudooyinkii uga Dambeeyey Waxda Faaydhoorka Nadaafada Dowlada hoose Ee Degmada Baydhabo ay Magalada Baydhabo Ka Wado Olale Nadaafadeed oo ka Socoda Guud ahaan Xaafadaha Magalada ayaa Waxaa Goobahaasi Kormeerey Gudoomiya Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Mucaawiye Ibraahim Ali Nuur Oo Uu Wehelinaayey Agaasimaha Waaxda Faaydhoorka iyo Nadaafada Dowlada hoose Ee Degmada Baydhabo Maxamed Ali.

Warkung Waliba nig haaye Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here