Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Xariga ka jaray goob loo asteeyay in Qashinka lagu gubo.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa markii ugu horeysay furay goob gaar ah oo loo asteeyay in lagu gubo qashinka laga soo qaado gudaha Magaalada.

Furitaanka goobtaan ayaa wax ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan mamulka degmada xubnaha ka socda Hayadada PAH iyo masuuliyiin kale. Dhismaha goobtan ayaa waxa mamulka ka caawiya Hay’addaha PAH.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here