Dhalinyarada cabitaanka shiida ee Baladweyne oo dhaqale badan ka sameyay inta lagu jiro Ramadanka.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaana shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhallinyaradaan ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha, Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan ay ku shaqaystaan shiididda cabitaanada xiliga Ramadaanka si ay wax ugu badalaan qaabka ay u noolyihiin.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here