Ardeyda KG Oo Loogu Baaqay u diyaar garowga Imtixaanka Shahaadiga ee Soo soda

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagtay qaar ka mid ah Dugsiyada Degmada Baydhabo, waxaa xubin ka ahaa gudiga kormeerka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada KGS ,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Tacliinta Toosan, Agaasimaha Tayo Dhowrka, Gudoonka Gobolka iyo Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here