Dhalinyarada Degmada Luuq ee gobolka Gedo oo doortay hogaan Cusub

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay doorasho lagu dooraneyey gudoomiyaha dhalinyarada degmadda Luuq Waxaana ku tartamayey Abuukar Aadan Cabdikariin iyo Geesey Ibraahim Saciid iyadoo uu ku guuleysayay gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Luuq ee gobolka Gedo Abuukar Aadan Cabdikariin

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here