Kulan looga hadlayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlaayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana kulanka soo qaban qaabisay hay’adda SWDC waxaana ka soo qeyb galay dad kala duwan oo ka kala socda ururada haweenka ee degmooyinka gobolka banaadir , NGyada, gabdhaha suxufiyiinta ah , culimaa’udiinka ,waxgaradka iyo ururada bulshada rayidka ah iyadoona looga dooday xadgudubyada ku salaysan jinsiga iyo sida wax looga qaban karo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here