Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa baaq Nabadeed U diray Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamaya Deegaanno Ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Mohamed Yusuf Coloow ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaal beeleedka Deegaaanka God Doofaar oo u dhow Deegaanka Saarasaare ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar