Deeq raashin ah oo loo qeybiyay dad danyar ah oo ku nool Kismaayo

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan 1350 qoys oo ku nool deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa loo qeybiyey deeq raashiin oo ka kooban Bariis, Bur, Sonkor Baasto Caano Timir iyo Saliid, waxaana deeqda raashiinka ah ay ka timid Saldanada Cumaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here