Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare u kac laga dareemayaa Qiimaha la iibiyo noocyada kala duwan ee Qudaarta suuqyada magaalada Muqdisho.
Sare u kacaan ayaa waxaa sababay maadaama lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan oo inta badan bulshada ku nool caasimada ay aad u isticmalaan Cabitaan ahaan iyo beerihii laga keeni jiray Qudaarta oo aan helin biyo ku filan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi