Hooyo Soomaliyeed oo ku Nool Garowe oo nolosheeda ka maareysa iibinta Cadeyga.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyo Sangaabo Cali Maxamad waa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Garoowe isla markaana ku dhiiratay iney nolosha 9 carruur ah oo ay dhashay ka maareeyso iibinta cadayga.

Hooya Sangaaba ayaa waxey Cadayga iibisa ka keenta deegaanada hoos yimaada Magaalada Garoowe iyadoo geysa meelaha dadku u Badan yihiin si looga iibsado.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here