Jaamacada Baay Oo Imtixaanka Dhaxe Si Habsami Leh ugu socda.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacada Baay University Ee Magaalada Baydhabo waxaa si habsami leh Maalintii 5aad ugu socdaa Imtixaanka dhaxe kaasi oo ay u fariisteen Ardeyda kuliyadaha kala duwan ee wax ka barta jaamacadaasi.

Waxaana qaar ka mid ah ardeyda imtaxaanka u socday sheegeen in si wanagsan ugu socdo iyagoona ugu mahadceliyay maamulka iyo macalamiinta jaamacada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyramaang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here