Tartanka Qur’aanka kariimka Oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinayay ardayda kaalmaha hore ka galay tartanka qur’aan aqriska 30-ka Jus waxaana tartanka soo qaban qaabiyay Jimciyadda Qur’aanul kariim iyada oo ay taaba galineysay hay’adda Hormuud Salaam foundation.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here