Xoolo yari Soo Wajahday Suuqa Xoolaha Baydhabo iyo qiimaha oo kor u kacay.

0
315

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta Badan marka laga hadlo bulshada ku nool deegaanada koonfur Galbeed ee soomaaliya waxaa ay noloshooda Ku tiirsan tahay xoolaha iyo Beeraha, Waxaana dadka ku nool baadiyaha ay yihiin kuwa Magaalada u iib keena xoolaha iyo dalagyada uga soo go’a beeraha.

Hadaba waxaa Isbedel Xoogan Oo Xiligaan Laga Dareemayaa Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool ee Suuqyada Xoolaha ee Magalada Baydhabo, waxaana suuqa soo wajahay xoola yari sababtay Roobabkii qubtay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here