Waalidiinta Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay in si Wanaagsan u Barbaariyaan Ubadka.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Carruur barbaarintu waa xirfad ay waalidiintu is dheer yihiin,Caruur badan ayaa maanta ku sugan xaalad aad looga naxo, Akhlaaq ahaan, diin ahaan, waxbarasho iyo bulsho ahaanba Dalkeena Soomaaliya.

Hooyo Faatuma Xasan Waxay ka mid tahay Hooyooyinka aan wax ka weydinay Barbarinta carruurta waxay sheegtay in aysan isku mid aheyn Barbaarinta Wiilasha iyo gabdhaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here