Sare u kac ku yimid qiimaha caanaha geela ee degmada Dhoobleey.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac laga dareemayaa caanaha Geela ee Suuqayada Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose taasi oo qeyb ka ah waxyaabaha aadka loo isticmaalo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here