Tababar la xiriira maaraynta iyo mideynta Xogta HIV-AIDS Oo Dhuusamareeb ka furmay.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Dr. Cabdiweli Cabdullahi Jaamac oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb tababarka Maaraynta iyo Midaynta Xogta HIV-ga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here