Haweenka iibiya Qudaarta Suuqyada Baardheere Oo Saameyn ku yeeshay Fatahaadka ku dhuftay Magaalada.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenkan oo ku nool degmada Baardhere ee gobolka Gedo ayaa waxaa soo foodsaartay shaqo la,aan kadib markii ganacsigooda ay saameeyeen fatahaadihii ku dhuftay magaaladaasi.

Haweenkan ayaa magaalada Baardheere ku iibin jiray Qudaarta qeybaheeda kala duwan si ay uga maareeyaan nolosho reer kooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here