Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay fatahaad uu geysto webiga shabeelle ee dhaxmara Baladweyne

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili lagu guda jiro xili roobaadka guga ayaa laga cabsi qaba fatahaad ku dhufata magaalada Baladweyne iyo deegannada uu maro webiga shabeelle, maadaama xiligan webiga uu wado biyo badan oo ka soo rogmaday dhulka buuraleyda ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa bulshada degan hareeraha jiinka webiga shabeelle ugu baaqay inay ka foojignaadan fatahaad uu geysto webiga shabeelle kadib markii uu buux dhaafay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here