Madaxda Kaamka Raage Iidle Ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso xarun Waxbraasho.

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kaamka Raage Iidle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka jiro waxbarsho la’aan hayso caruurta kaamka ku nool oo ka soo barakacay deegaano iyo degmooyin ka mid ah gobolka Hiiraan, waxaana kaamka ku nool caruur badan oo gaaray waqtigii ay wax baran lahayeen balse ma haaystaan iskuul ay wax ku bartaan iyo qarashkii waxbarashada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here