Tababar Ku saabsan Farsamada Dhismaha Jidadaka Oo Baydhabo lagu Qabtay.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryaynta Dowlada Koonfur galbeed Mudane Daahir Abdi Abdullaahi ayaa Magaalada Baydhabo ka dahfuray Tababar ku saabsan Farsamada Dhismaha Wadooyinka kaasi oo loo qabtay qaar ka mid ah shirkadaha dhisa wadooyinka, waxaana tababarka uu socon doonaa mudo Seddax maalimood ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here