Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Jowhar

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad afartan qoys oo danyar ah oo ku dhaqan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa la gaarsiiyay Rashiin isugu jira Bur,Bariis,Baasto, Sokor,Timir iyo Saliid Iyadoo iska iska kaashadeyn walaalo ah oo Soomaaliyeed oo ugu talgaleyn in ay qoys ay afuriyaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here