Maamulka Iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhoobley Oo ka warbixiyay baahiyaha waxbarasho Iskuulkaas

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka hoose dhexe ee dhoobley oo ka mid ah iskuulada ku yaala Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ka jira dhanka waxbarashada ah kuwaas oo wax ka qabasha u baahan.

Baahiyaha waxbarasho ee iskuulka ka jira ayaa waxaa ka mid ah ardayda wax ka dhigta iskuulkaasi ineysan heysanin agab waxbarasho oo dhameystiran.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here