Qoysas danyar ah oo ku dhaqan Magaalada Kismaayo oo codsaday in lala soo gaaro gar gaar deg deg.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskaan oo Ku nool waaxda Horseed xaafada Farjano ee maagalada kismaayo ee xaruunta KMG maamulka Jubbaland ayaa xiligaan so wajahay xaalado noloL xumo ah sida inaysan haysan raashiin ay ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Qoysaskaan ayaa isugu jiro danyar, agoon, iyo kuwa ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here