Kulan looga hadlaayay Xuquuqda Haweenka Oo Lagu Soo gaba-gabeeyay Baydhabo.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda haweenka KGS ayaa magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeysay kulan looga hadlaayay u doodista xuquuqda haweenka, Waxaana ka soo qeyb galay odiyaasha dhaqanka iyo urrurada u dooda xaquuqda haweenka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here