Mashruuc Qoysas dan yar ah Guryo loogu Dhisayo Oo Baydhabo laga dhagax dhigey

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan oo ah mid looga dan leeyahay in guryo looga dhiso qaar ka mid ah dadka tabaaleysan ee ku nool duleedka Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu dhagax dhigey Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaana dhegax dhigey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo waxaana guryo looga dhisi donaa labo boqol oo qoys waxaan qeyb weyn ka qaadatey mashrucan gudig Howla guud iyo dowladaha Hoose ee Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here