Sare u kac laga dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqyada Kismaayo

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sare u kac balaaran ayaa laga dareemayaa Suuqyada Kalluunka ee magaalada Kismaayo,sare u kacan ayaa waxaa sababay Dabeeylo iyo waqtiga Cadada ee uu dayaxa oo lagu jiro,Kiilada Kalluunka ayaa horay waxaa lagu iibin jiray 2 dollar,halka haatan la iibiyo 4 dollar halkii Kiilo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here