Gudiga kubadda Cagta Baydhabo oo sheegey in ay wadaan qorshe lagu horumarinayo Cayaaraha

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii dhib u dhis lagu sameeyay garoonka kubadda cagta degmada Baydhabo Dr, Ayuub ayaa markiiba waxaa ka bilowday tartankii Baidoa Cup kaasi oo loo qabto kooxaha Magaalada Baydhabo heerarkooda kala duwan.

Gudiga xiriirka kubadda cagta Degmada Baydhabo ayaa sheegay in diyaar garow fiican ay sameyeen dhamaan kooxaha ka dhisan Degmada si ay u soo bandhigaan ciyaaro fiican.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here