Haweenka ka ganacsada Hareeraha dhismaha wadooyinka Dhoobley oo saameyn ku yeeshey

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Wadooyinka ayaa door muhiim ah ka qaata Horumarinta iyo kor u qaadista kaabayasha dhaqalaha iyo sido kale Kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka.

Qaar kamid ah Haweenka ku ganacsada Hareeraha wadoyiinka ee Degmada Dhoobley ayaa Sheegey in ay saameyn ku yeelatay Ganacsigooda dhismaha ku socda wadada weyn ee dhaxmarta bartamaha Magaalada waa kuwan iyaga oo ka hadlaya arinkaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here