Dhismaha Golaha Deegaanka Degmooyin ka tirsan KG Oo Baydhabo lagu dahfurey.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu daahfureyay dhismaha Goliyaasha Deegaanka Degmooyinka Ceel-barde, Buur-hakaba, Walalaweyn o ka kala tirsan Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeeladda Hoose ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here