Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka Dowladda Hoose Ee Baydhabo Oo lagu wareejiyey Agabka Nadaafada.

0
264

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxda Cafimaadka Iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo Ayaa Deeq Qalab Nadafadeed Kala Wareegtey Wasaarada Cafimaadka Mamulka Konfur Galbeed geybta Farxalka iyo Nadaafada.

Wareejinta deeqda ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uul ka tirsan wasaaradda caafimaadka iyo shaqaalaha dowladda hoose ee degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here