Bulshada Farlibaax Ee Gobalka Hiraan Oo Dalbadey in gurmad lala soo gaaro

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Far-libaax  ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan  looga hadlay sidii wax loogu qaban lahaa dadka danyarta iyo kuwa ay abaaruhu saameeyeen kuwaas oo ku nool magaalada farlibaax iyo deegaanada hoos yimaada.

Kulan waxa goob joog ahaa wasiiro ka socday maamulka Hirshabeele, odayaal, Dhalinyaro, Haween ,iyo qayb kale ee bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here