Dhismaha wadada isku xirta Boorama iyo Baki oo xariga laga jaray

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray dhismaha wajiga koowaad ee wadadda isku-xidha Boorama iyo Baki ee Gobolka Awdal oo aay hirgalisay dhismaheeda Hay’ada Asarda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here