Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland oo qabatay shirweynaha bad-qabka abuurka

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynaha ay qabtay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa waxaa loga hadlayay badqabka abuurka iyo sumaha wadanka laga isticmaalo.kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiiro ka tirsan Buntland , musuliyiin ka socoday hay’adaha ka shaqeeya Butland iyo qaar ka mid ah beeraleyda ku nool Buntland.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here