Madaxweynaha KG Oo Hay’adda Islaamic Relief Kala Hadley taageerida Dadka Barakacayaasha

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdigaan ka socdey Hay’adda Islaamic Relief ayaa waxay booqasho ku tageen qaar kamid ah Xeerooyinka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah  ee ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo, si ay ugu kuur galaan xaaladooda Nololeed.

kadib waxay Kulan saacado qaatay wada qaateen Madaxweynaha KG Abdacasiis Hassan Mahamed Laftagareen iyo Madaxda ka socotay Hay’adda Islamic Arimaha Gargaarka iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay Abaarta Saamaysay iyo dadka deeganadooda ayagoo jooga sidii gargaar loo gaarsii lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here