Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka Soomaliyeed ayaa xilliyadii hore lagu dhaliili jiray in aysan wax baran, balse haatan waxaa jira hablo badan oo waxbartay Dumarka wax bartay ayaa bulshada laf dhabar u ah iyagoo inta badan isku taxlujiyo inay bulshada u soo saaraan waxyaabo anfacaya oo aad u wanaagsan
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi