Biyo yari soo Wajahday deegaanka Cali-fooldheere oo ka tirsan Mahadaay.

0
178

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inka baddan Shanbol oo Qoys oo ku dhaqan deegaanka Califooldheere ee duleedka degmada mahadaay ayaa ka cabanaya biyo la,aan ka dib markii uu jabay ceel qaraar oo deegaanku lahaa.

Dadkaan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeralay ayaa sheegau in mudo sided bilood ah aysan helin biyo ku folan sida uu sheegay Axmed Nuur Macalin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here