Maamulka Deeganka Lafoole Oo Codsaday in Gurmad loo sameeyo qoysas ay Abaartu saameysey

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskaan ka barakacay Deegano iyo Degmooyin ka trisan Gobolada KGS ayaa waxa ay aad u saameysey abaarta ku dheeraatey iyagoo ku waayey xoolo iyo Beerihii ay tacban jireen, waxayna hada ku daruufeysan yihiin deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeelaha Hoose, walina aysan helin gargaar ku filan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here