Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo looga hadlayay Sharciga Caruurta ee Galmudug waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug, waxaana kasoo qayb-galay Masuuliyiin ka socday qaar kamid ah wasaaradaha Galmudug sida Warfaafinta, Cadaaladda, Diinta iyo Awqaafta iyo Waxbarashada.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar