Nabad-doono baaq Nabadeed u diray Shacabka iyo Maamulka Degmada Bardaale.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ayaa dhawaan waxaa loo dhisey markii labaad Golaha Deegaanka ee Degmadaasi kaasi oo ka dhashay tabashooyinka xaga Koraasta kadibna ay sababtay in xiisado dagaal ka dhacaan, Bulshada Degmadaasi ayaa dareemey walwal, iyadoo loo soo jeediyay Baaqyo Nabadeed.

Hadaba Qaar ka mid ah Odoyaasha ka soo jeeda Deegaanada KG ee ku sugan Dowlad Gobaleedka Putland gaar ahaan Magaalada Qardho ayaa ugu baaqay Bulshda Bardaale iyo Maamulka in ay nabadda ka wada shaqeeyaan, wixii tabasha ahna wada hadal lagu wada dhameysto la iskuna tanaasulo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here