Biyo Dhaamin laga Bilaabay Deeganka Qarqoora Ee Gobolka Mudug

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucan oo biyo loogu dhaaminayo dadka ay abaaruhu saameyeen ee deegaankaasi Qarqoora waxaa fulinaysa hay’adda IMC waxaana xarig-jarkiisa ka qayb-galay, Masuuliyiin ka socday wasaaradda Khayraadka Biyaha Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug iyo degmada Gaalkacyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here