Shacabka Deegaanka Baqdaad ee Degmada Caabudwaaq Oo Codsaday in loo gurmado

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin uu hogaaminayay gudoomiyaha dagmada Caabudwaaq Muxuyadiin Aadan Wali uuna qeyb ka yahay Wasiir ku xigeenka wasaradda Dekedaha iyo gaadidka badda Galmudug Abdinasir Axmad Wali ayaa booqday deegaanka Baqadaad oo ka mid ah deegaannada hoos taga magalada Caabudwaaq oo ay soo gaareen boqolaal ka mid ah dad ay saameeyeen abaaruhu.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here