Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Hadashay Biyo yarida Webiga Shabeelle.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ayaa waxa ay shaacisay in dadaal xoogan ay ugu jirto sidii loo heli lahaa keydadka biyaha si biyo loo helo xiliyada Wabiga uu biyo la’aan noqdo.

Eng Cumar oo ka mid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ayaa sharaxay qorshiyaasha wasaarada ay ka leedahay biya yarida webiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here