Dhalinyarada Galmudug oo ku baaqay ka shaqaynta Nabadda.

0
228

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)-Iyada oo madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug horay usheegeen in muhiimada koowaad siinayaan xoojinta nabad galyada iyo sara uqaadideeda ayaa dhalinyarada qaar kamida dhalinyarada Galmudug oo lahadlay Radio Daar-Dheer waxay kubaaqeen in laxoojiyo nabad galyada si bulshadu isku dhexmaraan una helaan dhamaan waxyaabaha laxariira hormarinta nolosha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here