In ka badan 600 boqol Oo Macalin Oo Baydhabo ugu Fariistey Imtaxaanka Macalinimo

0
210

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowlada KGS Mudane Maxamed Cabdiraxiin Nuur Ayaa Magaalada Baydhabo Ku Daahfufey Intixaanka Qoraalka Macalinka.

Waxaa Imtixaanka Magaalada Baydbabo U Fariisatey In Kabadan (600) oo Macalin Oo ka mida Kuwa Wax Ka Dhigayey Iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here