Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hooyada ayaa wajahda marxalado kala duwan xilliga dhalmada taasi oo mararka qaar sabab u noqonaysa in ay gasho qaliin si loo kala badbaadiyo hooyada iyo ubadka ay caloosha ku sido.
Qaliimada lagu sameeyo haweenka xilliga dhalmada ayaa sameen ku reebi kartaa hooyada.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar