Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Raisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macaliinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso.
Imtixaanka waxaa ka qaybgalaya 8,000 oo macallin, oo ku galaya imtixaanaadka 22 goobood oo ku kala yaala 11 magaalo oo ka tirsan dalka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi