Bangiyada Jowhar oo loogu Baaqay in ay maalgelin u sameeyaan dhalinyarada.

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxay inta badan yihiin kuwa shaqa la,aan ah maadama uu dalka mudo burbursanaa taasi oo saameysey. dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa waxaa loo soo jeediyey in ay la yimadaan hal abuur si loogu maal geliyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here